Taksiile $50,000 oo Dollar wadada ka helay oo qaaday talaabo dad badan ka yaabisay

Wiil taksiile ka ah dalka Liberia ayaa si weyn loogu ammaanay tallaabo uu qaaday kadib markii lacag gaareysa $50,000 oo Dollar uu waddo ka helay dib ugu celiyay qofkii iska lahaa oo uu raadiyay. Lacagta waxay ka luntay nin ganacsade ka ah dalkaas oo iska ku howlanaa raadinta lacagtaas Emmanuel Tolue wuxuu sheegay in lacagta … Continue reading Taksiile $50,000 oo Dollar wadada ka helay oo qaaday talaabo dad badan ka yaabisay